Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan kuwa xooga dalka ay la waraygeen degmada Awdheegle oo ay horay ugu sugnaayen dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab.
Ciidanka Dowlada iyo Al-shabaab ayaa waxaa dhexmaray dagaal kooban waxaana Ciidamada Dowlada usuura gashay inay gacan ku haynta degmada Awdheeglke ay la wareegaan.
War lagu soo daabacay Wakaalada wararka ee SONNA ayaa lagu sheegay in qasare xoogan ay Ciidamada Xooga Dalka gaarsiiyen Al-shabaab.
Warkaan waxii ku soo kordha kala soco halkan

