Maxkamada G/Banaadir oo xukun adag ku riday Nin udhashay Ingiriiska

0

Maxkamada Gobolka Bnaadir ayaa maanta oo Talado ah waxay u fariistay  dacwad loo heestay nin lagu magcaabo Andrew Braian Irlam oo udhashay dalka Ingiriiska.

Ninkan ayaa ku eedeysnaa inuu qal qalgaliyay ammaanka Garoonka Diyaaraddaha Aadan Cade ee Magaalado Muqdisho, waxaana maanta Maxkamada Gobolka Banadir ay ku xukunty inu bixiyo lacag gareysa  $7,000.

Sidookale Maxkamada ayaa Ninkaan ku weesay danbiyadii qar ee lagu eedeeyay iyadoona Maxkamada ay ku heshay qodobka 34aad ee xerka Nabad galyada Qaranka,waxaaana sidaasi sheegay garsooraha Maxakmada.

Sikastaba ha ahaate Andrew Braian ayaa todobaadyo ka hor ka so muuqday Maxkmada Gobolka Banaadir waxayna maxakmadu soo bandhigtay hub la sheegay inuu isaga watay kaasi oo qal qalgaliyay Garoonka diyaaradaha ee Magaalda Muqdisho

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here