Wararka Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Arrinta Jubbaland By Radio Simba - Temmuz 24, 2019 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS ayaa sheegtay in Liiska Odayaasha Dhaqanka oo ay soo saareen guddiga Doorashooyinka Jubbaland uusan waafaqsanayn Diiwaanka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,ee Dhaqanka Rasmiga ah ee Beelaha.