Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho gaar ahaan Gudaha Xarunta Gobolka Banaadir.
Lama oga qaraxa goobta ka dhacay nooca uu ahaa,wuxuuna geystay khasaare kala duwan.
Warar soo baxaya ayaa sheegay in dhaawac fudud uu soo gaaray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Eng. Yariisow,iyo qaar kamid ah Gudooomiyayasha Degmooyinka oo shir lahaa.
Wixii kusoo kordha kala soco Simbanews.com

