Iyadoo Todobaadkaan ay ciyaari doonaan kooxaha Manchester United iyo Liverpool hadana waxaa jiro kulamo aad u xiiso badan oo laga xiiseeyo Horyaalada kuwaasi oo loo bixiyay kulamadii xiisaha,
Halkaan Hoose waxaan idin kugu soo Gudbin donaa qaar kamid ah kulamada ugu xiisaha badan marka laga ciyaarayo, Horyaalada Caalamka
- 10) Lazio v Roma Horyaalka talyaaniga
- 9) Celtic v Rangers Horyaalka Scotland
- 8) Al Ahly v Zamalek Horyaalka Masar
- 7) Olympiakos v Panathinaikos Horyaalka Greece-ka
- 6) Flamengo v Fluminense Horayaalka Brazi
- 5) Liverpool v Manchester United Horyaalka Ingiriiska
- 4) Fenerbahce v Galatasaray Horyaalka Turky-ga
- 3) FK Partizan v Red Star Belgrade Horyaalka Serbia
- 2) Barcelona v Real Madrid Horyaalka Spain
- 1) Boca Juniors v River Plate Horyaalka Argentine

