Eden Hazard   oo kooxda Chelsea dib Ugu laabanaya kulanka arsenal

0

Macalinka kooxda Chelsea Guus Hiddink ayaa cadeeyay in ay kooxdiisa Heli doonto Xidiga Eden Hazard  kulanka axad soo socota ay la ciyaari doonan kooxda Arsenal .

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Belgium-ka ayaa dhaawac loogu saaray kulankii sabtidii Hore ay ka guuleysteen kooxda Crystal Palace kadib dhaawac kasoo gaaray dhanka Canqowga wuxuuna kooxda ka maqnaan doonaa kulanka ay bari la ciyaari doonaan kooxda Evertoon, ciyaar ka dhacay Guriga Chelsea,

Laacibkii Hore ee Kooxda Lille Eden Hazard   ayaa wali raadinaya in uu helo qaab ciyaareedkiisa Hore isagoona aan waxba gool ah dhalinin kulamadii Ugu dambeeyayay ay kooxda ciyaartay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here