Wararka Jubbland oo Fariin u Dirtay shaqsiyaadka Ka Shaqeeya Kicinta Bulshada By Radio Simba - Haziran 16, 2019 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp War-saxafadeed kasoo baxay Xafiiska xeer ilaaliyaha Guud ee Jubbaland ayaa loogu digay cid walba oo ku lug leh falal la xiriira kicinta bulshada iyo ka been abuurka laamaha ammaanka Jubbaland.