Jubbland oo Fariin u Dirtay shaqsiyaadka Ka Shaqeeya Kicinta Bulshada

0

War-saxafadeed kasoo baxay Xafiiska xeer ilaaliyaha Guud ee Jubbaland ayaa loogu digay cid walba oo ku lug leh falal la xiriira kicinta bulshada iyo ka been abuurka laamaha ammaanka Jubbaland.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here