Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay magaaladda Muqdisho.
Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal qaraxaan ayaa ka dhacay isgoyska Sayidka oo Fariisin ay ku leeyihiin Ciidamadda amaanka Dowldda Soomaaliya.
ilaa haatan lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxaan ka dhacay Magaaladda muqdisho.

