Macalinka kooxda Inter Milan Roberto Mancini ayaa xidigiisa qaar u ogolaaday in ay kooxda ka dhaqaaqaanxili ciyaareedkaan, kadib dalabyo ay ka heleen kooxaha kale,
Kooxda Inter Milan ayaa xili ciyaareedkaan xiiseenaysa qaar kamid ah xidigaha bandhiga wanaagsan xili ciyaareedkaan ka sameenaya Horyaalada Kale iyadoona kooxda ay dooneyso in ay xili ciyaareedkaan lasoo wareegto xidigo kale,
Kaptanka kooxda Inter Milan Mauro Icardi Ninka reer argetine ayaa ah shaqsiga kaliyah ee xili ciyaareedkaan laga xiiseenayo kooxda Inter Milan iyadoona kooxaha Arsenal iyo Manchester City, ay yihiin kuwa xiiseenaysa laacibkaan,

