Wararka Hir-shabeelle o Ka Hadashay Magacaabista Wakiilka QM ee Soomaaliya By Radio Simba - Haziran 5, 2019 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Maamul goboleedka Hir-shabeelle ayaa soo dhaweeyay Magacaabista Wakiilka gaarka ah Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya James Swan kaasi oo UN-ka wakiil uga noqon doona Soomaaliya,kadib ceyrintii Nicholas Haysom.