Puntland oo Cafis u Fidisay 121- Maxbuus Bisha Ramadaan iyo Ciidul-fitriga awgeed

0

Madaxweyne Ku-xigeenka  Puntland Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Cafis u fidiyey maxaabiis munaasabadda Bisha Ramadaan iyo Ciidul-fitriga awgeed.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here