War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho+Sawirro

0

Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Qaraxa oo gaari ku xirnaa ayaa ka dhacay aargada xeebta Liibo,Degmadda C/casiis ee Gobolka Banaadir.

Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in qaraxa uu gaariga ku koobnaa,islamarkaan aysan jirin goobo la galay sida Hoteelo iyo khasaare uu dhaliyay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here