Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya Xaruntooda magaaladda Muqdisho.
Ajendaha kulanka maanta ayaa ah 3 qodob oo kala ah.
1.U codeynta Hindise Sharciyeedka Dhismaha Guddiga Musuqmaasuqa.
2.Akhrinta 3aad wax ka badelka Sharciga Batroolka.
3.Akhrinta 1aad Hindise Sharciyeedka doorashooyinka.
Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliyaa aya todobaadkaan meel mariyay Sharciga Batroolka oo Xukuumadda Soomaaliya usoo gudbisay.

