Akhriso:-Warmurtiyeedka Shirkii Puntland Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed

0

Waxaa war-murtiyeed  ka kooban 7-qodob laga soo saaray Shirkii u dhaxeeyay Maamulada Puntland, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed kaasi oo xalay lagu soo gaba-gabeeyay magaaladda Garoowe.

Seddexda maamul ayaa ku heshiiyay in ay ka shaqeyaan dhameystirka iyo hirgelinta nidaamka Federaalka dalka, iyaga oo iskaashi kala sameynaya Maamulada kale ee Federalka iyo dowladda dhexe.

Sidoo kale seddexda maamul ayaa ku heshiiyay in la iska kaashado dagaalka Xarakadda Al-shabaab.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here