Banaabax Ka Socda Magaaladda Muqdisho,Rasaas La Maqlayo+Sawirro

0

Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa saakay ka socda Banaanbax ay dhiganayaan Wadayaasha mooto Bajaajka.

Banaanbaxa ayaa yimid kadib markii askari ka tirsan Ciidamadda Booliska oo si bareer ah u dilay darawal Mooto Bajaaj iyo wiil la socday mootadiisa isgoyska Holwadaag ee Magalada muqdisho.

Meydka Darawalka iyo wiilka la dilay ayaa yaalay isgoyska,waxana wadaayaasha Bajaajka iyo dadweynaha ay sheegeen In aan goobta laga qaadi doonin,ilaa laga keenayo askariga dilka geystay.

Ciidamadda dowladda ayaa kordhiyay mudooyinkii dambe dilalka ay u geystaan wadayaasha mooto bajaajka.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here