Dhageystayaal kusoo dhawaada Barnaamijka dhibane ee idaacada simba ee Magaalada Muqdisho waana Galabnimo arbaco ah Tariikhdana ay ku beegan tahay 13-1-2016
barnaamij waxaan kusoo qaadan doonaa dhibane hooyo jimco maxamed oo muqdisho ku xanuunsan waxaa ka wareysanay gabadheeda sabaax maxamed aadan hadii aad caawinysit kala xiriir Taleefanada kala ah 0617700709

