Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo Magacaabay Seddex Taliye Ciidan.

0

 

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen), ayaa magacaabay Seddex Taliye Ciidan.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Lafta gareen ayaa lagu magacaabay  Taliyaha howlgelinta Ciidanka Koonfur Galbeed, Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed, iyo Taliyaha Gaadiidka Ciidanka.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here