Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen), ayaa magacaabay Seddex Taliye Ciidan.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Lafta gareen ayaa lagu magacaabay Taliyaha howlgelinta Ciidanka Koonfur Galbeed, Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed, iyo Taliyaha Gaadiidka Ciidanka.


