Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea iyo Mas’uuliyiin kale oo Soo Gaaray Muqdisho+Sawirro

0

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Eritrea Mudane Cismaan Saalix iyo La-taliyaha Madaxweynaha dalkaas Mudane Yemane Gabreab ayaa goor dhaw soo gaaray magaalada Muqdisho,.

Wasiirka iyo La-taliyaha Madaxweynaha dalkaas ayaa maanta wada hadallo kula yeelan doonaan Villa Soomaaliya Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Wafdiga waxaa Garoonka Aadan Cabdulle kusoo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Axmed Ciise Cawad.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here