Xildhibaano Mooshin Deg Deg ah U Gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka+Magacyo

0

Xildhibaanno ka tirsan Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta guddoonka Golaha Shacabka u gudbiyey Mooshin degdeg ah oo ku saabsan Xaaladda Amniga Dalka.

Xildhibaanadda Mooshinka Gudbiyay ayaa gaaraya 17-xildhibaan waxaana u badan xildhibaanadda mucaaradsan Dowladda.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here