Xildhibaanno ka tirsan Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta guddoonka Golaha Shacabka u gudbiyey Mooshin degdeg ah oo ku saabsan Xaaladda Amniga Dalka.
Xildhibaanadda Mooshinka Gudbiyay ayaa gaaraya 17-xildhibaan waxaana u badan xildhibaanadda mucaaradsan Dowladda.



