Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya oo Baaqday+Sawirro

0

Gudoomiyaha  Golaha shacabka baarlamaanka federaalka Somaaliya Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan ayaa sheegay in uu baaqday Kalfadhiga 5-aad kulankiisa koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in kooram la’aan uu u baaqday kulanka maanta la filayay inuu ka furmo xarunta golaha shacabka.

Dhanka kale Xildhibaano mucaaraadsan Xukuumadda Soomaaliya ayaa Xarunta ka sameeyay banaanbax waxayna wateen warqaddo ay ku qoran baarlamaanka ma ahan Golle sacab.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here