Jonjo Shelvey oo ku biiray kooxda Newcastle United

0

Kooxda Newcastle United ayaa lasoo wareegtay xidigii qadka dhexe ee kooxda Swansea City Jonjo Shelvey kasoo kooxda ugu yimaaday heshiis aan lasii shaacin,

23-jirka heerka caalami ee xulka dalka Ingiriiska ayaa heshiis 5-sano ah u saxiixay kooxda ku ciyaarta garoonka St James’ Park waana saxiixii labaad ay xili ciyaareedkaan ay sameyso kooxda Magpies-ka marka laga soo Tago xidiga Henri Saivet.

“aad ayaan ugu Faraxsanahay in aan halkaan imaado ayuu laacibkii Hore ee kooxda Liverpool u sheegay website-ka kooxda Newcastle’

Jonjo Shelvey  ayaa booksiisa joogtada ah ka waayay kooxda Swansea City  kadib markii dhawaan laga ceyriyay macalin Garry Monk

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here