Madaxweyne Axmed Madoobe oo Magacaabay Guddiga Doorashooyinka Jubbaland.

0

Madaxwaynaha Dowladd goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland.

Guddiga la magacaabay ayaa waxaa uu ka kooban yahay todobo(7)xubnood oo kala ah;

1.Xamse Cabdi Barre
2.Axmed Cumar Maxamed
3.Samsam Macalin Faarax Abuukar
4.Mursal Siyaad Maxamed
5.Ibraahim Aadan Ibraahim
6.Maxamed Cusmaan Yuusuf
7.Axmed Maxamed Yuusuf

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here