Madaxwaynaha Dowladd goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland.
Guddiga la magacaabay ayaa waxaa uu ka kooban yahay todobo(7)xubnood oo kala ah;
1.Xamse Cabdi Barre
2.Axmed Cumar Maxamed
3.Samsam Macalin Faarax Abuukar
4.Mursal Siyaad Maxamed
5.Ibraahim Aadan Ibraahim
6.Maxamed Cusmaan Yuusuf
7.Axmed Maxamed Yuusuf


