War Deg Deg:-Qarax ka dhacay Magaaladda Muqdisho

0

 

Qarax xooganaa ayaa goordhaweyd ka dhacay magaaladda muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Sida ay inoo xqiijiyeen goobjoogayaal qaraxaan ayaa ka dhacay  Agagaarka Isgoyska Jubba ee Magaalada Muqdisho.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay gudaha  Labadda Wasaaradooda ee Howlaha Guud iyo Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha.

Rasaas ayaa la maqlay qaraxa Kadib.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here