Qarax xooganaa ayaa goordhaweyd ka dhacay magaaladda muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Sida ay inoo xqiijiyeen goobjoogayaal qaraxaan ayaa ka dhacay Agagaarka Isgoyska Jubba ee Magaalada Muqdisho.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay gudaha Labadda Wasaaradooda ee Howlaha Guud iyo Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha.
Rasaas ayaa la maqlay qaraxa Kadib.

