Mareykanka oo Shacabka Ku Xasuuqay Shabeelaha Hoose+Sawirro

0

Diyaaradaha Dowladda Mareykanka ayaa duqeyn la beegsaday gaari dad shacab ay saarnaayeen oo marayay degaanka Caddoow Dibille oo hoos taga degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose.

Gaariga la duqeeyay ayaa waxaa saarnaa afar qof oo shacab ahaa oo midi ay haween aheyd,waxaana goobta ku dhintay 3 ruux kaliyah waxaa ka badbaaday hal Nin.

Sawirro lasoo bandhigay ayaa muujinayay ninka oo gabi ahaantiida gubtay.

Gaariga la duqeeyay ayaa kasoo baxay degaanka Sabiid ee Gobolka Shabeelaha Hoose waxaana uu kusii jeeday degaanka Ceelasha Biyaha.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here