Sarkaal Ka Tirsanaa Malatariga Soomaaliya oo Lagu Dilay Beledweyne

0

Wararka ka imaanaya Magaaladda beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in kooxo hubeysnaa ay saakay magaaladdaas ku dileen Sarkaal Ka Tirsanaaa Malatariga Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dilkaan ayaa ka dhacay Xaafadda Holwadaag ee Magaaladda beledweyne.

Sida uu kusoo waramayo wariyaha idaacadda Simba ee Magaaladda Beledweyne, ragga hubeysnaa ayaa sarkaalka toogtay xili uu kasoo baxayay guri uu ka daganaa Xaafadda Holwadaag.

Sarkaalka la dilay ayaa lagu mgacaabi jirey Cumar Cabdi Mahad.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here