Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan ayaa gaaray Magaalada Amaan ee Casimada Jordan.
Gudoomiye Mursal iyo wafdigiisa ayaa waxa ay ka qeyb gali donaan shirka 29-aad ee midowga baarlamaanada carabta ( Arab IPU ) oo ka dhici Doona magaalada Jordan kaasoo Oo socon doona Sedexda ilaa Iyo Afarta Bishan Ee aan Kugudu Jirno 2019-ka ,
Garonka Diyaaradaha ee Jordan waxaa ku soo dhaweyey gudoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka Jordan Dr.Nasar Alqeysi iyo xubno kale oo ka tirsan baarlamaanka Jordan.



