Soomaaliya oo Ka Qeyb Galaysa Shirka 29-aad ee Midowga Baarlamaanada Carabta

0

Wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan ayaa gaaray Magaalada Amaan ee Casimada Jordan.

Gudoomiye Mursal iyo wafdigiisa ayaa waxa ay ka qeyb gali donaan shirka 29-aad ee midowga baarlamaanada carabta ( Arab IPU ) oo ka dhici Doona magaalada Jordan kaasoo Oo socon doona Sedexda ilaa Iyo Afarta Bishan Ee aan Kugudu Jirno 2019-ka ,

Garonka Diyaaradaha ee Jordan waxaa ku soo dhaweyey gudoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka Jordan Dr.Nasar Alqeysi iyo xubno kale oo ka tirsan baarlamaanka Jordan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here