Xarunta Tv-ga Universal ee Magaalada Muqdisho oo dib u shaqa Bilaabay

0

Waxaa Mar kale hawada dib ugu soo laabtay Tv-ga Universal xaruntiisa Magalada Muqdisho oo dhawaan ay xireen ciidamo ka Tirsan kuwa Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee dowlada soomaliya

Xarunta Tv-ga Universal ee Magaalada Muqdisho ayaa hawada ka Maqnaan  Mudo sagaal maalin  ah ka dib markii ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ay Amar ku bixiyeen in uusan shaqeyn karin ilaa Amar dambe

Waxaa la xaqiijiyay in hawada uu dib ugu soo laabtay uuna shaqadiisa wadan doono kadib 9maalmood uu hawada ka Maqnaan tv-ga xaruntiisa magaalada Muqdisho waxana sidoo kale la xiray xiligaas Mas’uuliyiin ka Tirsanaa Tv-ga xaruntiisa Muqdisho

 

 

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here