War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in aaney Dowlada Soomaaliya bixinin wax la Xiriira Aaga Badda ee lagu Muransan yahay.
Dowladda Soomaliya waxa ay sheegtay in ay ka Xun tahay Go”aanka ay Dowlada Kenya Dalkeeda kaga Ceyrisay Safiirkii Soomaliya.
Sidoo kale War-saxaafadedka waxaa lagu sheegay in Dowlada Soomaliya Waajib ka Saaran yahay Ilaalinta Madax Banaanideeda iyo Midnimadeeda.


