Ciidamadda Dowladda oo Shabaab Kala Wareegay Deegaano+Dhageyso

0

Wararka ka imaanaya Degmadda Qoryooley ee Gobolka  Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ay Al-shabaab kala wareegeen deegaano hoos yimaada Degmadaas.

Taliyaha Booliska Degmadda Qoryooley Cali Aadan Maxamed oo la hadlay idaacadda Simba ee Magaaladda Muqdisho ayaa sheegay in si Nabadd ah ay Ciidamadda Dowladda kula wareegeen deeganada.

Waxa uu sheegay in Shabaabkii ku sugnaa deeganadaas ay dib kaga baxeyn,kadib markii ay ogaadeen in deegaanka lagu soo wajahan yahay.

Dhanka kale waxa uu sheegay Taliyaha in Maalmaha soo socda ay gaari doonaan deegaano kale oo ay ku sugan yihiin Xarakadda Al-shabaab.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here