Raisulwasaare Kheyre oo Loogu Baaqay in uu La Xisaabtamo Wasiir Islow+Dhageyso

0

Raisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa loogu baaqay in amniga Magaaladda Muqdisho uu kula xisaabtamo Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya.

Korneel Cabdi aadan oo la hadlay idaacadda Simba ayaa sheegay in amniga Magaaladda muqdisho uu faraha ka baxay islamarkaana loo baahan yahay isla xisaabtan dhab ah.

Waxa uu sheegay in Raisulwasaarha Sooamaaliya uu yahay mas’uulka hogaamiya Hay’adda fulinta,islamarkaana loo baahan in uu la xisaabtamo Wasaaradda Amniga oo uu Madax ka yahay Wasiir Maxamed Abuukar Ducaale Islow.

Arintaan ayaa kusoo beegmaysa xili Magaaladda muqdisho ay ka dhaceyn maalmihii dambe qaraxyo iyo dilal qorshaysan mana jiro wax war ah oo kasoo baxay Wsaaradda Amniga Soomaaliya oo loogu hadlaayo arintaas.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here