Ciidamadda Dowladda Somaaiya oo Howlgalka Ku Qabtay Rag Shabaab+Sawirro

0

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal maanta ay ka sameeyeen degmada Waajid ee Gobolka Bakool ku soo qabtay saddex ka tirsan Al-Shabaab.

Taliyaha Ururka 260-aad guutada 9-aad Qeybta 60-aad ee ciidanka xooga dalka oo ka hawgala deegaanadaasi Daahir Cali Mahame oo la hadlay warbaahinta ayaa xaqiijiyay howlgalka lagu qabtay ragaan.

Taliyaha ayaa intaasi ku daray in ragga gacanta ay ku soo dhigeen ay ahaayeen kuwo shacabka ku dhibaateynayay wadooyinka,islamarkaasina ay ahaayeen madax jabis.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here