Madaxweynaha Galmudug oo ka badbaaday Weerarkii Hotel Dusit

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Du’caalle Geele Xaaf ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay weerarkii naf la caarinimada ahaa ee maanta lagula beegsaday Hotel Dusit ee magaalada Nairobi.

Madaxweynaha Galmudug ayaa hotelka waxa uu shir kula lahaa Hay’adda SSF waxaana mar qur ah Afaafka hore ee Hotelka ka dhacay Qarax iyo is rasaaseen

Wafdiga hogaaminayay Madaxweynaha ayaa ka badbaaday weeraradii lala beegsaday waxaana goobtaa ka saaray Ciidamada amaanka ee Kenya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here