Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Gaaray Baydhabo+Sawirro

0

Wafdi Uu Hogaaminayo Guddomiyaha Golaha Shacabka Soomaliyed Mudane Maxamed Mursal Shekh C/raxman ayaa maanta Gelinkii Danbe gaaray Magaalada Baydhabo ee Xaruunta KMG ee Maamul Gobaledka Koonfur Galbeed

Waxana Garoonka Diyaaradaha ee Shaati Gaduud Airport Kuso Dhaweyey Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Cabdicasiis Lafta Gareen Iyo Gudomiyaha Wakiilada Koonfur Galbeed Iyo Mas’uliyin Kale

Safarka Gudomiyaha aya ah Ka Qeyb Galka Xaflada Caleemo Saarka Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Koonfur Galbeed Oo La Filayo Maalinta Berri ah Inay Ka Qabsoonto Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Bay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here