Manchester United oo ku dhow Saxiixa laacib ka Tirsan kooxda Atletico Madrid

0

Kooxda Manchester United ayaa xiligaan xiiseenaysa laacibka kooxda Atletico Madrid Saul. Kaasi oo bandhig wanaagsan lasoo baxay kulamadii ugu dambeeyay,

Wakiilo ka socda kooxda Manchester United ayaa maanta gaaray Magaalada Madrid iyagoona wada-hadal la furaya kooxda Atletico Madrid si xidiga heerka caalami ee xulka dalka Spain Saul uu ugu soo dhaqaaqo Horyaalka dalka ingiriiska,

21-jirkaan ayay kooxda Manchester United ku baadi-goobaysaa aduun dhan €20 million oo ah lacagaha lagu heli karo xidiga u ciyaara xulka dalka Spain xidiga 21-jirada da’dooda ay ka yar tahay,

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here