Xidiga kooxda Tottenham ee Horyaalka dalka ingiriiska Harry Kane ayaa hoos u dhigay wararka sheegaya in xili ciyaareedkaan uu ka dhaqaaqo kooxda ka dhisan Magaalada London,
Laacibka heerka caalami ee xulka dalka Ingiriiska ayaa mudooyinkii dambe lala xiriirinaayay kooxaha Real Madrid iyo Manchester United. oo lacaga badan ku doonaya xidiga, xidiga ah kaptan ku xigeenka kooxda totenham,
Harry Kane ayaa kooxda Totenham xalay u dhaliyay goolkiisa 50-aad kulankii ay barbaraha la galeen kooxda Leicester City kulan ka Tirsan FA Cup

