Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka Soomaaliya oo ka jawaabtay qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa sheegtay in ciidanka Puntland ee ku sugan magaalada Dhahar ay kasoo bexeen magaalada Qardho.
Qoraalka kasoo baxay dowladda Federaalka ayaa imaanaya xilli xiisado siyaasadeed iyo amni laga soo sheegayo deegaano ka tirsan gobolka Sanaag, kuwaas salka ku haya shir maamul loogu sameynayo Khaatumo kaasoo ay garwadeen ka tahay dowlada Federaalka.


