Wararka Mucaaradka Xasan Shiikh oo ka hor Yimid Sharciga Doorashooyinka By Radio Simba - Aralık 4, 2024 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Sheekh Shariif , Xasan Cali Kheyre iyo Cabdiraxman Cabdi Shakuur oo ka digay Sharciga Doorashooyinka, Xisbiyada iyo Gudiga Doorashooyinka kuna tilmaamay kuwa lagu jaangooyay rabitaanka Shaqsiga ah ee Madaxweynaha.