Wasiirkii Cadaaaladda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Qarax lagu Dilay

0

Wasiirka Wasaaradda Garsoorka iyo cadaaladda ee Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Xasan Ibraahim Lugbuur  ayaa manta ku dhintay Qarax bam oo ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulkaasi.

Qraxaan oo ay ka dambeeyeen Al-shabaab ayaa ka dhacay bannaanka masjid xilli laga soo baxay salaadii jimcaha ee maanta.

Dhaka kale lix ruux oo kale ayaa ku dhaawacmay qaraxaasi,sida ay xaqiijiyeen laamaha amaanka Maamulka koonfur galbeed Soomaaliya.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here