Akhriso:-Howlgalka ATMIS oo Ka Hadlay Sababaha Bandowga Loogu Soo Rogay Xalane

0

War-Saxaafadeed kasoo baxay Howl galka ATMIS ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in bandowga lagu soo rogay Xerada Xalane uusan saameynin dhaarinta Xildhibaanada ee ka dhacaysa Xalane, ATMIS ayaana sheegtay in ay mar walba u taagaan yihiin xaqiijiinta amniga guud ee xeradaas iyo Xildhibaanada.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here