Doorashadda 3-Kursi oo Maanta Lagu Qabanayo Magaaladda Jowhar

0

Magaaladda Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hir-Shabeelle waxaa maanta lagu qabanayaaa doorashadda 3-Kursi oo kamid ah Golaha Shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kuraasta maanta Magaaladda Jowhar Lagu dooranayo ayaa kala ah Hop140 Hop106 Iyo HOp24.

HOP#024: Cabdulqaadir Carabow Ibraahim ayaa ku fadhiya kursigaan Baarlamaankii 10aad ee Soomaaliya, markale ayuu doonayaa in uu ku guuleysto.

HOP#106: Mina Xasan Maxamed ayaa beesheeda ku metashay Baarlamaanka 10aad ee Dowladda Federaalka.

HOP#140: Cabdulqaadir Cosoble Cali ayaa xubin katirsan Baarlamaanka 9aad ee Soomaaliya ku ahaa kursigaan oo Dad badan isu soo taageen.

Kuraastan ayaa waxaa ka jiray khilaaf salka ku hayay in dad gaara loo xiro walow arintaasi lagu hungoobay, iyadoo madaxweyne Guudlaawe uu sheegay in si cadaalad ah loo qaban doono, saddexdan kursi waxaa hore ugu fadhiyay.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here