Doorashadda Kursi Kamid ah Golaha Shacabka oo Lagu Qabanayo Baladweyne

0

Magaalada Baladweynee e gobolka hiraan waxaa maanta ka dhacaysa doorashadda kursi kamid ah Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kursiga Sumadiisa ay tahay HOP039 ee Golaha shacabka oo afartii sano aynu soo dhaafnay ay ku fadhisay Xildhibaanadd  Drs Maryan Axmed Haaruun taas oo markale dooneysa inay u tartanto.

Hirshabelle waxaa haatan ku harsan oo kaliya 7 kursi, lix waxa ay taalaa magaalada Jowhar, halka kursiga kalena uu yaalo Beledweyn, waana midka sumadiisu tahay Hop#135 oo ay hore ugu fadhisay AHUN xildhibaan Aamina oo Beledweyn lagu dilay, si tartanka looga reebo.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here