Doorashadda Laba Kursi oo Kamid ah Golaha Shacabka oo Ka Dhacaysa Baladweyne

0

Maaaladda Baladweyne ee Gobolka Hiiraan waxaa maanta ka dhacaysa doorashadda laba kursi oo kamid ah Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Labadda kursi ee loo tartamaayo ayaa kala ah HOP011 iyo HOP063 ee Golaha SHacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliya.

Kursiga HOP011 ayaa waxaa ku tartamaya Murashax Maxamed Cumar Barrow ( Maxamed Tuure), iyo wasiirkii Hore Ee Amniga Gudaha Xukuumadda Somaaliya C/risaaq Cumar Maxamed.

Balse kursiga doorashadiisa ay adag tahay ayaa ah HOP063 oo ay ku tartamayaan ilaa 9-musharax uu kamid ah yahay wasiirkii Hore ee Waxbarashadda Xukuumadda Soomaliya C/laahi Goodax Barre.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here