MW Hirshabeelle oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyihii Guddiga Doorashoyinka

0

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii Gudoomiyenimo iyo xubinimada Gudiga Hirgalinta Doorashada Dowladda Hirshabeelle ka qaaday Mudane Axmed Xasan Diini.

Waxaana Xubinimada Gudiga loo Magacaacabay Mudane Maxamed Xuseen Maxamed ( Waadi )

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here