Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa soo saaray War Saxaafadeed ay ugaga hadleen go’aankii shalay ay gaareen Golaha Wasiirada taasoo ay liiska argagaxisada uga saareen ururka ONLF iyagoo markale Midowga Musharaxiinta ugaga digey saraakiisha ciidamada inay farogeliyaan arrimaha siyaasadda.


